Farduus Qaranbila iyo Kulankii ay la qaadatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston.

Jimcihii ay bisha Febraayo ahayd 7, sanadkan 2025, waxaa Dhismaha Bolling (ee Xarunta Dugsiyada Dadweynaha Boston) lagu qabtay kulan taariikhi ah oo ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Massachusetts si heersare ah ugu dhoweeyeen Agaasimaha Waxbarashada ee Dawladda SSC-Khaatumo, Marwo Farduus Ibraahin Cali Shire (Qaranbila). Kulankaas sida quruxda badan…
Xafladii reer Boston kusoo dhaweenayeen Suldaan Maxamuud Suldaan Jaamac Suldaan Yuusuf

Xafladan oo ahayd mid agaasinkeedu sareeyo ayaa waxaa ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kaladuwan. Masuuliyiin ka socday magaalada Boston iyo gobolka Maine oo daris la’ah gobolkan Massachusetts. Xaflada ayaa laykuwada raacay in Boston heshay hogaamiye dhaqameed loo cilindoono hawlaha ka dhex dhaca Jaaliyada. Ceegaag.com…
Xaflad lagu Maamusayo Yagleelidii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo lagu Qabtay Magaalada Boston ee Carigan Maraykanka

Xafladan oo laagu dabaal dagay maalintii la’aas aasay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo ah hanti uu shacabku leeyahay ayaa ahayd mid ogaasim keedu sareeyo lana doonayay in dhaqdhaqaaqa hawlihiisa lagu beero ubadka Soomaaliyeed ee ku dhashay wadanka dibadiisa siiba Maraykanka. Calanka deegaanada Ogaadeeniya ayaa la gu…
Marhadii Sanaag Loo ruqaansaday Ceegaag.com oo hawada ku soo noqotay.

Waxaan ku wargalinaanaa cidii daneenasa dhalinta saxaafada inaanu u baahanahay sadex wariye oo ku kala sugan Buuhoodle, Laascaanood iyo Ceerigaabo. Mahadsanidiin…
Maamulka SSC Khaatumo waa inuu xukunkiisa gaadhsiiyaa xuduudihiisa.

Waxaa isasoo taraya tumida durbaanka colaadeed kaasoo daryankiisu nagasoo gaadhayo magaalada Ceerigaabo ee xurnta Gobolka Sanaag. Kadib yagleelidii maamulka SSC Khaatumo waxaa gabi ahaanba meesha ka baxay dhamaan heshiisyadii beelaha waxaana dalka iyo dadkuba u jiheesteen nidaamka dawladnimo taasoo durdaba keentay in laga dabatago heshiisyadii daka gaarka…
Daaqad Taariikheed: October 2007 iyo Xaalada ay ku sugnayd Soomaaliya.
Waxaa ka cudur daarananaa in xidhiidhka bogagu go’an yahay oo ayna noosuuroobeen inaan hagaajino maadama uu ku daabacanyahy Frontpage oo aduunku ka gudbay 2012. Balse kaydka Ceegaag.com ayaa sitoos ah uga heli kartaa hadba maqaalka ku xiiso galiya hadii uu xidhiidhkiiso go’an yahay nalasoo xidhiidh uun. Daawo…
Daaqad Taariikheed: Mahadcalin ku socota Dadkii nagala qaybqaatay dhisida Masjidjaamaca Xaaji Cali Cilmi ee Ceegaag
(Ceegaag, July 04, 2010 Ceegaag Online) Mahadcelin ka timi qoyska reer xaaji cali cilmi Iidle: Anigoo ku hadlamaya magaca qoyska reer Xaaji Cali Cilmi waxaan halkan mahad ballaadhan uga soo jeedinayaa dhammaan dadkii ka qayb qaatay Masjid Jaamaca loogu magic dary marxuum Xaaji Cali Cilmi Iidle oo laga hirgaliyay degmada Ceegaag…
Waan idiinka mahad celenanaa garab istaagiina aad nala iibiseen qalabka dugsiga WIW.
Feb 12, 2024, Boston MA. USA. Waxaan u mahad celinanaa dhamaan dadkii nagala qayb qaatay iibinta qalabka dugsiga Hoose Dhexe ee Wax Ibar Walaal wakaa qalabkii iskuulkuna waadiyaar in la qoro ardadii iyo Macalimiintiisii Ilaahay ayaa Mahada iska leh. Ceegaag.com…
The City My Dad Built: CEEGAAG SSC Khaatumo, Soomaaliya
Xidigta kubada kolayga Soomaaliya Jamaad Fiin oo ay weheliyaan Hooyadeed Yaasmiin, walaaladeed Jamal iyo Liibaan iyo waliba Musharixii madaxwaynaha Soomaaliya 2022 Bashiir Xaaji Cali ayaa booqday magaaalda Ceegaag ee Gobolka SSC Khaatumo. Soomaaliya. Daawasho wacan…
Dhagax-dhiga ceelbiyoodka Iskuulka Wax Ibar Walaal oo maanta ka dhacay magaalada Qardho, Puntland Somaliya.
Dhismaha iskuulka Wax Ibar Walaal ee magaalada Qardho ayaa lasoo gabogabeeyay waxaa maanta lagu kordhiyay Ceelbiyood markii la’arkay baahida iskuulka inaan lagu dabooli karin tabaruca ceelasha darisyada ama booyadeesi. Jamaad Xuseen Fiin ayaa ugu tabarucday mashruucan ceelbiyoodka riiga ah lagu galinayo iskuulka kaasoo ay ka faa’ideesan doonaan…
Farduus Qaranbila iyo Kulankii ay la qaadatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston.

Jimcihii ay bisha Febraayo ahayd 7, sanadkan 2025, waxaa Dhismaha Bolling (ee Xarunta Dugsiyada Dadweynaha Boston) lagu qabtay kulan taariikhi ah…
Xafladii reer Boston kusoo dhaweenayeen Suldaan Maxamuud Suldaan Jaamac Suldaan Yuusuf

Xafladan oo ahayd mid agaasinkeedu sareeyo ayaa waxaa ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kaladuwan. Masuuliyiin ka socday magaalada Boston iyo…
Xaflad lagu Maamusayo Yagleelidii Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo lagu Qabtay Magaalada Boston ee Carigan Maraykanka

Xafladan oo laagu dabaal dagay maalintii la’aas aasay Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) oo ah hanti uu shacabku leeyahay ayaa ahayd…
Maamulka SSC Khaatumo waa inuu xukunkiisa gaadhsiiyaa xuduudihiisa.

Waxaa isasoo taraya tumida durbaanka colaadeed kaasoo daryankiisu nagasoo gaadhayo magaalada Ceerigaabo ee xurnta Gobolka Sanaag. Kadib yagleelidii maamulka SSC Khaatumo…
Daaqad Taariikheed: October 2007 iyo Xaalada ay ku sugnayd Soomaaliya.

Waxaa ka cudur daarananaa in xidhiidhka bogagu go’an yahay oo ayna noosuuroobeen inaan hagaajino maadama uu ku daabacanyahy Frontpage oo aduunku…
Daaqad Taariikheed: Mahadcalin ku socota Dadkii nagala qaybqaatay dhisida Masjidjaamaca Xaaji Cali Cilmi ee Ceegaag

(Ceegaag, July 04, 2010 Ceegaag Online) Mahadcelin ka timi qoyska reer xaaji cali cilmi Iidle: Anigoo ku hadlamaya magaca qoyska reer Xaaji…
Waan idiinka mahad celenanaa garab istaagiina aad nala iibiseen qalabka dugsiga WIW.

Feb 12, 2024, Boston MA. USA. Waxaan u mahad celinanaa dhamaan dadkii nagala qayb qaatay iibinta qalabka dugsiga Hoose Dhexe ee…
The City My Dad Built: CEEGAAG SSC Khaatumo, Soomaaliya

Xidigta kubada kolayga Soomaaliya Jamaad Fiin oo ay weheliyaan Hooyadeed Yaasmiin, walaaladeed Jamal iyo Liibaan iyo waliba Musharixii madaxwaynaha Soomaaliya 2022…
Dhagax-dhiga ceelbiyoodka Iskuulka Wax Ibar Walaal oo maanta ka dhacay magaalada Qardho, Puntland Somaliya.

Dhismaha iskuulka Wax Ibar Walaal ee magaalada Qardho ayaa lasoo gabogabeeyay waxaa maanta lagu kordhiyay Ceelbiyood markii la’arkay baahida iskuulka inaan…
Waxaa Laascaanood si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Wafdi Isimaha ah waxaa hogaaminaayay Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqorka Beelaha Daarood.

Laascaanood October 05, 2023 Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo boqorka beesha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa soo gaadhay caasimada SSC…
Wajiga Dhabta ah ee Dagaalka ka dhex Aloosnaa Waqooyiga Dalka Soomaaliya ee haatan lasoo afmeeray.(Midnimo Diid iyo Midnimo Doon)Hogaamiye C/qadir Aw Cali

Laascaanood September 15, 2023. Hogaamiyaha SSC Khaatumo Cabdulqaadir Aw Cali Firdhiye ayaa casha sharaf uu ugu sameeyay wafti ka socday dawlada dhexe u…
Daaqad Taariikheed : Booqashadii Garaad Jaamac Garaad Cali (GG ee SSC Khaatumo) ee Waqooyiga Ameerika.

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa booqasho shaqo oo uu ku yimad wadankan Maraykanka dabayaaqada sanadkii 2006 ayaa waxay ay u dhacay…
Siyaasi Jabiye gudoomiyaha ururka siyaasadeed SINCAD ayaa Laascaanood soo gaadhay waxaa soo dhaweyay masuuliyihiin SSC Khaatumo

Laascaanood, August, 03, 2023. Waxaa Magaalada Laascaanood soo gaadhay gudoomiyaha urur siyaasadeedka Sincad Maxamud Khaliif ‘Jabiyey’ isga oo booqasho lasii qorsheeyay…
Booqashadii Goojacadde iyo qaar ka mid ah Golaha Dhexe ee Maamulka SSC- Khaatumo

Laascaanood August 30, 2023. Iyada oo ay ahayd Jimcihii dhawaa markii laga baacsaday maleeshiyaad ka amarqaata Maamulka Somaliland deegaanada dariska la’ah…
Xaflada Xidhitaanka shaqo xagaageedka Dhalinta Boston, USA oo ay soo agaasintay SAYPA

Naladoowo xafladaa oo lagusoo bandhigay waxyaabihii ay dhalintu baratay sida taariikhda Soomaaliya hidaha iyo dhaqanka iyo waliba Afsoomaaliga. Qudbadii Xoghayaha Joogtada…
Siyaasiga reer SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali oo ka hadlay xaalada Laascaanood

Laascaanood August 28, 2023 Gudoomiyii hore ee maamulka SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali ayaa ka waramay xaalada deegaanada SSC Khaatumo waxa…
Axmed Karaash Oo Si Weyn Lagu Soo Dhaweeyey Garoowe ilaa Guumays

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi CIsmaan ayaa maanta safar ugu baxay gobolka Sool, kadib markii ciidamada Somaliland looga adkaadey dagaalkii qaatey…
Anaa Wax Cafiya waxna Iskaceliya Anagu Maxaabista Malayno Dr.Farduus Ibraahim

Laascaanood, August 29, 2023 Ka dib markii dad waxmagarata ahi ay ka biyo diideen habdhaqankii Bahda caafimaadka ee SSC Khaatumo danbiilayaasha…
Maamulka SSC Khaatumo oo ka caydhiyay ciidanka Maamulka Somaliland deegaanada uu ka arimiyo

Laascaanood, Soomaaliya August 25, 2023. Kadib 15 sano 10 bilood iyo toban maalmood Maamulka deegaanada SSC Khaatumo ayaa ka caydhiyay deegaanada…
Udabaaldaga Dhaqanka iyo Hidaha Soomaalida ee magaalada Boston oo ay soo Agaasintay SAYPA, August 13, 2023. Daawo

Waxaa Magaalada Boston ee carigan Maraykanka lagu qabtay xaflad lagu wayneenayay dhaqanka iyo hidaha soo jireenka ah ee Soomaaliya. Xafladan oo…