Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
Ceegaag Online | Archive | February

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2018 » February

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha dalka Isbaanishka

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha dalka Isbaanishka

Muqdisho, 28 Feb 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Spain u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia De Viedma.…

Barnaamijyadii Hore/ Tarbiyada Caruurta iyo Muctamaradii hore ee Boston Ka dhacay

Barnaamijyadii Hore/ Tarbiyada Caruurta iyo Muctamaradii hore ee Boston Ka dhacay

Imtixaanka Aduunka (Mataqaanaa wadanka ugu ciyaari ag kubada Kolayga? USA sidoo kale mataqaana wadanka ugu ciyaaryahansan kubada Cagta? Baraaziil? hadaba Su’aashu waxay tahay aad mudan tahay inaad iswaydiiso kitaabkee ayaa ugu…

Daaqad Taariikheed/Go’aanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio ee Reer SSC Feb 19, 2007

Daaqad Taariikheed/Go’aanadii shirkii ka dhacay Columbus, Ohio ee Reer SSC Feb 19, 2007

Waxaanu ku boorinaynaa bulshada ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn inay u-guntadaan sidii ay go’aamadaasi ku hirgeli lahaayeen (Wixii rag u kaco rabina aqbalo waa rumoobaan).. Warbixinta si…

U Dhaqsashada Masaajidka/Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid AL-Rowdaha Boston By Sh. Muuse Ashcari

U Dhaqsashada Masaajidka/Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid AL-Rowdaha Boston By Sh. Muuse Ashcari

Waxaanu badanaa idiinsoo tabinaa qudbooyin taxana ah oo ka hadlaya Fadliga Salaada Jimcaha iyo Muhiimada ay leedahay ku oogida salaada ha Faralka ah Masaajidada hadii aad tahay shaqsi Lab ah.…

ONLF iyo Siyaasadooda Xoriyad usoo celinta deegaanada Soomaaliyeed ee Ogaden

ONLF iyo Siyaasadooda Xoriyad usoo celinta deegaanada Soomaaliyeed ee Ogaden

Iyada oo uu midha dhalay halganka hubaysan ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Afka qalaadna lagu yidhaahdo Ogaden National Liberation Front ONLF. Ilaahay idinkiina ay maalin dhawna ay ka talindoonaan gayiga…

Madaxwayne Farmaajo oo Villa Somalia ku qaabilay Raysalwasaare ku xigeenka Turkiga

Madaxwayne Farmaajo oo Villa Somalia ku qaabilay Raysalwasaare ku xigeenka Turkiga

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilaya raysalwasaare ku xigeenka wadanka aynu walaalaha nahay ee Anatolia. Madaxwaynaha ayaa dabadeed yidhi ‘ kulan miro-dhalay la yeeshay Ra’iisul…

Milkiilihii “Carwo Qudhaab” Jaamac Maxamed Good oo shilgaadhi ku geeryooday inta u dhaxaysa Laascaanood iyo Garoowe

Milkiilihii “Carwo Qudhaab” Jaamac Maxamed Good oo shilgaadhi ku geeryooday inta u dhaxaysa Laascaanood iyo Garoowe

Alle ha u naxariistee Jaamac Maxamed Good oo ahaa ganacsade hal-abuur ahaa oo ka caan ahaa Gobolada Sool iyo Nugaal.waxaa uu ahaa qof dabci iyo dadnima wacan waxaana ka marakacaya…

Maalintii 2aad ee Muctamarkii Masjid Al-Rowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Maalintii 2aad ee Muctamarkii Masjid Al-Rowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Tartamada muctamarka ka dhacay ayaa waxaa ka mid ahaa kadis ay dhalin da’doodu u dhaxayso sideed jir ilaa toban jir ay ku tartameen Aqriska Quraanka kariimka ah, Taariikhda iyo Afka…

Maalintii 1aad ee Muctamarkii Masjid Alrowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Maalintii 1aad ee Muctamarkii Masjid Alrowdaha Boston iyo Barnaamijyadisii Daawo

Muctamarkii ugu horeeyay ee ay iskusoo duba rideen Maamulayaasha Masjidka Al-Rowda ayaa si habsami ah uga Socda Masjid Jaamaca Magaalada Boston, Muctamarka ayaa si rasmi ah uga furmay shalay iyada…

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Al-Rowdaha Boston (Sh. Cabdulaahi Ibraahim)

Qudbadii Salaada Jimcaha ee Masjid Al-Rowdaha Boston (Sh. Cabdulaahi Ibraahim)

Qudbada ayaa ka hadlaysay xaaladaha ugu wanaagsan ee qof ku sugnaankaro tasoo ah inuu ilaahay kugu risaaqo afar shay sida ku cad xadiis laga wariyay Nabigaana Maxamed SCW.  1. Amaanada…

Boston Police Cadet Program (Now Hiring Youth Ages 18-25) 2018 (tomorrow is the deadline)

Boston Police Cadet Program (Now Hiring Youth Ages 18-25) 2018 (tomorrow is the deadline)

Boston Police Cadet (31 Positions) 2018 Cadet Program THE DEADLINE TO APPLY ONLINE FOR THIS POSITION IS FEBRUARY 16, 2018. Brief Job Description (essential functions of the job):    The…

Itoobiya oo lagu kala yaacay iyo fursadii ay Ogaadeeniya ku xoroobi lahayd oo soo gacan gashayka dib markii Dusuqle is casilay

Itoobiya oo lagu kala yaacay iyo fursadii ay Ogaadeeniya ku xoroobi lahayd oo soo gacan gashayka dib markii Dusuqle is casilay

Maamulkii kaligii taliyaha ahaa ee ka dhisnaa wadanka Itoobiya ayaa lagu kala yaacay kadib markii ay banaan baxyo aad u xoogbadan gilgileen caasimada wadankaa ee AdisAbaba. sidoo kale waxaa banaanbaxyo…

Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan oo ku guuryootay Jigjiga

Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan oo ku guuryootay Jigjiga

Inaalilaahi Wainaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa xalay ku geeyootay Ilaahay Naxariista Jano Ha waraabiyee magaalada Jidjiga Hooyo, Ayeeyo, Abooto: Xalwo Aw-aadan Magan Hode. Marxuumada ayaa ifka kaga tagtay tafiir tiradoodu kor u…

Announcement: The First Ever Mu’tamar by Alrowda Masjid will be Held Feb 17-18, 2018

Announcement: The First Ever Mu’tamar by Alrowda Masjid will be Held Feb 17-18, 2018

?????????? ?????????? ?????? ??????? ??????? Dear brothers & sisters, We are super !EXCITED to announce the first ever Mu’tamar by Alrowda Masjid. The Title: “Say this is My Way and…

Ogaysiis: Soomaalida New England oo Xaflad soo dhawayn ah usmaynasa sabtidan Madax-waynihii hore ee Ximin iyo Xeeb Mud. Tiicay

Ogaysiis: Soomaalida New England oo Xaflad soo dhawayn ah usmaynasa sabtidan Madax-waynihii hore ee Ximin iyo Xeeb Mud. Tiicay

Madaxwaynihii hore ee maamulkii Ximin iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicay ayaa booqasho ku maraya gobolo kamida Wadankan Maraykanka iyada oo xaflad soo dhaweena ay jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Gobolada…

Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye Goboleed-ka AfSoomaaligu u Faa’iideysey Dhallinyarada Muqdisho

Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye Goboleed-ka AfSoomaaligu u Faa’iideysey Dhallinyarada Muqdisho

“HABEYNTA QORAALKA  AFKA SOOMAALIGA”: Tababbar-xirfadeed ay Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaligu u Faa’iideysey Dhallinyarada Muqdisho Tababbar-xirfadeed ku saabsan qurxinta qoraalka AfSoomaaliga ayaa  7-dii bisha labaad 2018 waxaa Magaalada Muqdisho loogu qabtay dhallinyarada jecel…

Qaybkamida Kooxda Kubada Kolayga ee Muqdisho City oo aan wali Visa ay ku Yimaa-dan UAE Lasiin sabab aan cid cadaysaa jirin

Qaybkamida Kooxda Kubada Kolayga ee Muqdisho City oo aan wali Visa ay ku Yimaa-dan UAE Lasiin sabab aan cid cadaysaa jirin

Ciyaaraha gabdhaha ee wadamada Carabta ayaa si habsami ah uga socda magaalada Shaariqa ee wadanka Iskutaga Imaaraadka Carabta. Ciyaarahan oo ka ka kooban Kubada Kolayga, Kaarateega, Qaanso Ridida, Fooli Boolka,…

Cali Khaliif Galaydh Iyo Gacanyahiisa Ubax Olal Oo Ka Soo Muuqan Doona Meel Kulmisay Isaaq iyo Samaroon Dhaqaalana loogu Yaboohaayo Qabsashada Tukaraq

Cali Khaliif Galaydh Iyo Gacanyahiisa Ubax Olal Oo Ka Soo Muuqan Doona Meel Kulmisay Isaaq iyo Samaroon Dhaqaalana loogu Yaboohaayo Qabsashada Tukaraq

Waxaa Wadanka Maraykanka Gaar Ahaan magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota caawa Kasoconaya Qaban qaabada Xaflad Cali khaliif galaydh Ka soo Qeyb galaayo oo Lagu taageeraayo dhaqaalona aruuris loogu sameenaaya maleeshiyaadka…

Alle Ha U Naxariisto: Garaad Cali Buraale Xasan Oo Ku Geeriyooday magaalada Laascaanod 

Alle Ha U Naxariisto: Garaad Cali Buraale Xasan Oo Ku Geeriyooday magaalada Laascaanod 

Inaalilahi Wa inaa ileyhi Raajicuun. Garaad Cali Buraale Waxa Uu Ka mid ahaa Golaha Sare Dhaqanka Gobollada SSC  Alle Ha U Naxariisto Janada ha Geeyo Samir iyo Imaan Ilaahey ha…