Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynaha Soomaaliya oo qudbad ka jeediyay shirka Midowga Afrika

Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey Shir-Madaxeedka Midowga Afrika oo maanta ka bilowday caasimada wadanka Itoobiya ee AdisAbaba. Madaxwayne Farmaajo ayaa shirka ka sheegat in  Sanadka 2018 waa sanadkii ay si wada jir ah Qaaradda Afrika ula dagaalami lahayd musuqmaasuqa, waxa ay kamid tahay qorshayaasha koowaad ee Dowladda in aan ciribtirno Musuqa. Madaxda dalalka kasoo qeyb galay waxaan u sheegay, in Soomaaliya aan ka samaynay horumar dhanka Amniga, dib u heshiisiinta iyo Siyaasadda. Sidoo kale, waxaan taageernay dib-uqaabaynta lagu samaynayo Ajendayaasha Midowga Afrika.

 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply