Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Qaraxyadii ka dhacay Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa maanta ku dhaawacmay Wariye Axmed Saciid Axmed oo ka mid ah wariyasha Idaacada Kulmiye ee magalada Muqdisho.
Axmed ayaa waxaa Dhaawaca uu ka soo gaaray Qaarka Sare ee jirkiisa,ayadoona Xaaladiisa Caafimaad ay tahay.mid aad u liidata,waxaana Dhaawaciisa loo qaaday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.
DAAWO SAWIRADA:
Ceegaag Online
Xafiiska wararka kismaayo
Figradihiina