Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kaynaan oo dadku wada garanayaan ayaa waxaa lasoo warinayaa in uu saaxiibo la yahay gabadha keenyaatiga ah ee Lupita Nyong’o oo iyadu abaal marinta Oskorka ama Taalada Dahabka ah ku guulaysatay iyada oo Atariisho ka ahayd filin magaciisa layidhaahdo 12 sano oo adoonsi ah.
Arinkan ayaa aad usoo ifbaxay kadib markii la’arkay Kaynaan oo subaxii lasocda gabadhan. Gacantana ku haya taaladeedii dahabiga ahayd.
Kaynaan ayaa isagu ah Geesi aan la gaban hadalkaiisa ahna nin Soomaalinimadu iyo Islaamnimaduba ku wayntahay waxaana Aduunku ku eedeeyeen hadalkii Geesinimada lahaa ee uu ku yidhi ninka nin u Budhcadbadeeda waa ninkale ciidamadiisa Bada. Hadalkaa oo uu ku difaacayay Budhcadbadeeda Soomaaliyeed oo uu sheegay inay dalka ka badbaadiyeen in badeenu qashin qub noqoto.
Kaynaan ayaa hadalkaa ka waday in la joojiyo ceebeenta lagu hayo sumcada dadka Soomaaliyeed oo aduunka loo mariyay inay yihiin dad waxashiin ah oo xitaa dhaqanadii reer galbeedka ee casri Jaahiligii leh.
Kaynaan ayaa isagu ahaa codka kaliya ee u hadla Soomaalida, waloow aysan Soomaalidu wax garaba ku siinin. Sidoo kalena waxa uu ka hadlay dhalinta Soomaaliyeed ee da’yarta ah Labiskooda oo aan loo sheegin dharka nooca socda ee ciyaalku xidhayaan oo markay xidhaan dhar raqiisa sabata in dhalinta kale sixun ula dhaqmaan markay ka xanaaqaana qosqosolka ciyaalka kale iskuulaadku ku eedeeyaan edebdaroolayaal.
Arintaa oo Ciyaalbadan oo Soomaaliya ku kaliftay inay Iskuulka ka saaqidaan amaba ku biiraan kooxaha Gangiistarada xaafadaha sida Kaynaan oo kale markii uu yaraa ku dhacday.
ceegaag.com
Figradihiina