Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Hargaysa March 1, 2014. Maamulka Somaliland ayaa haatan waxaa Hogaamiye ka ah mid kamida Jabhadii SNM tasoo keentay in dardar lagaliyay in baroordiiq is xasuusin ah loo sameeyo ragii ku hoovbtay Dagaalkii Jabhadasii la gashay Qarankii Soomaaliyeed ee markaa talada dalka hayay.
Daawo Beesha Samaroon oo dalbanasa in dadkii xasuuqay iyana ladacweeyee dee!!!
Talaabooyinkan ayaa waxa ay damqeen boogihii hoosta ka caabuqsanaa ee dilka dhaca iyo kufsiga isugu jiray ee ee dadyawga aan u dhalan Beesha Isaaq ee degan waqooyiga dalka ay jabhadii SNM u gaysatay. Gaboodfalyadaa ayaa ahaa kuwo lagula kacay Beelo badan tasoo dadka dhiiga kuwada karisay markii arin aan diiniyan sharci ahayn lagu dhaqaaqay lana bilaabay in xabaalihii lasoo faqo. iyada oo sideed sano ka hor lasoo faqay dadkii lagu aasi jiray Buurta Siinaay hoosteeda ee Badhka, hadana la’ shaaciyay in la’labo jibaarayo Xafaarnimada aan dadka laaqodayn xabaasha ee dadka xabaasha lagasoo qodayo.
Dhinaca kale waxaa dadbadan iswaydiinayaan waxa ka dhalan kara Gacan kudhiiglayaasha Hargaysa dhex mushaaxaya ee waliba ku andacoonaya in ay dulman yihiin. Waxaanu idiin balan qaadanaa inaanu idiin soo daabacno Magacyada ragii Xasuuqa ka gaystay Arabsiyo ee maqaamka sare ka haysta maamulka Sonmaliland.
Ceegaag.com
Figradihiina