Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwaynaha Ruwandha oo ah nin kaligii taliya ahi hadana wadankiisa waxa uu ka ilaaliyay inuu ku maamulo nin jeclaysi iyo qabyaalad isaga oo ka dhashay qabiil aad u xoogbadan ayuu hadana dadkiisa ka kasbaday inay ugu dulqaataan kaligii taliyo nimadiisa madaama uusan ku sifoobin Madaxwayne koox gaara jeebka ugu jira.
Waxaa hadaladii uu maanta ka jeediyay ciidamada Booliska ee dhamaystay kuliyada Kigaali waxaa hadaladiisa ka mid ahaa “The responsibility of the police goes beyond providing security. You are an essential part of our nation’s development.”
“Security is a priority for our nation, alongside development and the well being of Rwandans. I am not accountable to NGOs and my job is not to entertain those who compromise Rwanda’s security. My main responsibility is to ensure the wellbeing, development and security of the people of Rwanda.”
Ceegaag.com
Figradihiina