Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxweynahamaamulak KMG ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madowbe ayaa maanta madaxtooyada Kismaayo kulan qada ah kula yeeshey saraakiisha AMISOM qeybohooda kala duwan ee ku sugan Kismaayo (KENYA, Sierra Leone,iyo BURUNDI).
Shirkan oo ahaa mid albaabada u xiran, Muhiimada kulanka looga hadlay ayaa ahayd sugida amniga magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobolada Jubooyinka iyo Gedo.
DAAWI SAWIRRADA:
Ceegaag Online
Xafiiska Wararka Kismaayo-Somalia
Figradihiina