Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaan Cabdiwaaxid oo si cadho leh kaga jawaabay hanjabaad Somaliland u hanjabtay maamulka Khaatumo

Xildhibaan Cabdiwaaxid Cabdulaahi Jaamac oo ka tirsan xildhibaanada dawlada Federaalka ee Soomaaliya oo ka jawaabaya  hajabaad Maamulka Somaliland ku sheegay inay damacsan yihiin inay ku weeraraan Buuhoodle, weerarkaas oo ah mid Soomaaliland ku diidan tahay Horumarka deegaamadan oo ay Aduunka u mariyeen inay yihiin Bahalogaleen. Balse haatan la’arkaayo inay deegaanadan yihiin kuwa ugu nabada badan Soomaaliya, diidan ka qoqobida dalka.

Xildhibaan Cabdiwaaxid Ayaa ku sheegay wadahadalada Somaliland iyo Dawlada Federaalka ah inay yihiin Qudbasiro u dhaxaysa beelaha Hawiye iyo Isaaq. Khaatumona aysan marnaba ogolaan doonin kala goynta Soomaaliya.

Xildhibaan Cabdiwaaxid ninka Buuhoodle u hanjabayoow ma’ilowday Kalshaale ‘Futooy waa Gus’. odhaahdan oo noqon doonta mid ku cusub Siyaasada Soomaalida.

Daawo Xildhibaan Cabdiwaaxid

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply