Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Caaqil Axmed cabdi Gaas Cawil (Hoolif) ayaa wiigii hore shir jaraa’id ooay beesha Jaamac Siyaad ku qabsatay Laascaanood soo qaatay Heestii Cumarshooli isaga oo ugu duur xulayay rag hagardaamo wayn beesha u gaystay waa sida uu hadalka u waday e, murtidii uu ku hadlay waxaa ka mid ahaa ‘Waano iyo Waciid iyo waano kaala quustee, ee waayahay kudaayee wadadee maraysaa. iyo hadalo badan oo wax ku ool ah. Axmed Hoolif oo da’diiso Boqolka ku dhawdahay ayaa hadalo aad u qiiro badan oo uu dardar ku galinayay adkaynta midnimada mamda’a Khaatumo iyo dadka ku midoobay ka dhex sheegay magaalada Laascaanood waxaana hadaladiisiika mid ahaa Daawo
Figradihiina