Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Machadka (ISOS) ee daraasaadka Soomaalida, oo katirsan Jaamacadda Muqdisho, ayaawuxuuqabtayaqoonisweydaarsikusaabsan NAXWAHA LAHJADDA “MAAY”khamiistii 5Juun 2014.
Aqoonisweydaarsiganwaxaakasooqabgalayaqoonyahannokaladuwan, masuuliyiinkasocdahayadokashaqeeeyadhaqankaiyoafka, iyoagaasinkadhaqankaeewasaaraddahiddahaiyotacliintasareeedawladdaFederaalka.
Uguhoraynba, waxaamawduuc ah “AF SOOMAALIGA: HORDHAC KOOBAN” soojeediyay Mustafa Cabdulaahi, oosheegayinuuyahayafkageeskaAfrika, kana mid yahaydhowrkaAfeeAfrikaloogucilmibaarisbadanyahay, hadanaweliu baahanyahaydaraasaadqotodheer, oolagusameeyodhinacyadiisakaladuwaniyolahjadihiisaba.
Ka dib waxaacilmibaarisuukusameeyaynaxwahalahjadda “maay” soobandhigaymudaneAxmedMaxammadSulaymaan “Shiraac”.KadibnaaqoonyahankaayaaislafalanqeeyaynaxwahaMaayga.Bogaadintaiyomahadnaqakasokow, waxaaAxmedShiraaclagutilmaamaygeesikudhiirradayinuubaaronaxwahalahjaddaMaay, isagaooaankuhadlin.“ GeesinimadaShiraacwaxaydhiirrigelin u tahayaqoonyahannadaMaaygakuhadla, ooaananiguuguhoreeyo” ayuuyiriAbuukarAlBadrioosifiicanugulabisnaadharkahidahaiyodhaqanka.
“ Waxaajiradaraasado ay sameeyeenaqoonyahannokaladuwani, horehadaanduruuftusaamixin, maantawaatallaaboaankubogaadinayomachadkuinuusooqabanqaabiyay in daraasadahaa la soobandhigo” ayuuyirimudaneCabdiraxiimMacalinYarow.
Waxaajirtabaahi loo qabomadal ay iskuarkaanaqoonyahanku,qofkiicilmibaarissameeyaynaugusoobandhigikarosaaxiibadiisa kale.“ Baahidaasinuukaalinkaqaatoayuumachadkugoostay, cidkastaoodaraasad ay Soomaalidakusamaysaysoobandhigaysanamachadkudiyaarayuu u yahayintiitabartiis ah” ayuuyirimasuulkatirsanmachadka ISOSoogoobtakahadlay.
Aqoonisweydaarsiguwuuxuukudhacayjawiaad u fiican.
Institute for Somali Studies (ISOS) waaxaruncilmibaariseedkatirsanJaamacaddaMuqdisho.WaxaanauukashaqeeyaadaraasaadkaiyocilmibaaristaSoomaaliya, Soomaalida, iyoguudahaanbaGeeskaAfrika.Waa madalamaminbaraqoonyahankaiyowaxgaradkaSoomaaliyeediskudhaafsadaancilmigaiyowaayo-aragnimada.Boggauufacebook-gaeemachadka ISOSwaa (www.facebook.com/isos.mu).
Ceegaag.com
Figradihiina