Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gobonimada RAGA reer Saaxdheer iyo Gunnimada RAGA reer Taleex iyo Liiska Argagixisada

Kadib markii Maleeshiyaadka Somaliland weerar ku qaadeen Shirwaynihii Khaatumo ee Taleex Shalay ayna goobta baneeyeen Cidamadii Deegaanka ee Nugaashu ayaa haatan waxaa Soconaya Dagaal ay  Somaliland ku qaaday Fadhiga Gudoonka Garaadnimo ee reer Khaatumo. Dagaalka ayaa khasaare Ba’an loogu gaystay kooxihii Foofoo -Soohoyo iyo Maleeshiyaadka Somaliland.

Dhinaca kale Maamulka Khaatumo ayaa haatan dib ugu noqday waayadii SSC taasoo ay keentay markii lagu kala miirmay carqaladayntii ay shirka Khaatumo ay carqaladeeyeen Foofoo-Soohoyada deegaankaa oo ay dabada kariixayaan maleeshiyada Somaliland.

Ciidamada Khaatumo ayaa haatan u diyaargaroobay Xoraynta Dhulkooda kadib markii laga waantoobi waayay joojinta colaadaha Sokeeye. Dagaalka kasocda Saaxdheer maanta ayaa lafilayaa inuu gondaha lagali doono Magaalooyinka Hargaysa iyo Burco iyada oo si toos ah loo ogaysiinayo Jaaliyadaha Khaatumo inaysan nabad ku xaragoonin Liiska raga ka masuulka ah hurinta Colaadaa haatan ka dhex bilaabantay Maamulka Khaatumo iyo Maleeshiyada ka arimasa Hargaysa.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply