Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
War hada nagasoo gaadhay Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Gaashaanle Sare Asad Barkhadle Canshuur ‘Waraabeeye’ la dilay isagoo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ee sugida amaanka magaalada Kismaayo.
Dhinaca kale Masuuliyiinta iyo Waxgaradka Beesha dhulbahante ee Waamood ayaa ka dalbanaya in Maamulka Jubaland Horkeenaan Cadaalada Maleeshiyaadka dilka u gaystay Gaashaanle Sare Asad Barkhadle Canshuur ‘Waraabeeye’ .
Waxaa Tacsi u diraya Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeryooday Gaashaanle Sare Asad Barkhadle Canshuur ‘Waraabeeye’ . Madaxdhaqameedka oo uu ugu horeeyo Ugaas Maxamuud Xuseen Baqow oo Daryeel Caafimaad u jooga Magaalada Kanbale ee wadanka Ugandha.
Xafiiska Warqabadka Ceegaag ee Boston, USA
Figradihiina