Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Loogu baaqayaa Muwaadiniinta Jaaliyadaha Khaatumo ee ku dhaqan Wadanka Dibadiisa inaysan Nabadgalyo ku naaloon Xaflad danbana oo loogu qaban dalalka ay joogaan aysan si nabadgalyo ah uga Qudbaynin Afartaa Gacan ku dhiiggle ee u tafa xatay isku daadinta Dhiiga Shacabka Soomaaliyeed.
Afartan Ayaa kala ah 1.Axmed Siilaanyo, 2. C/raxmaan Ciro, 3. Muuse Biixi & 4. Faysal Waraabe. Dagaalka Gudaha ee uu maamulka Khaatumo ku xoreenaya Dhulkiisa oo dardar la galiyay ayaa Jaaliyadahana loogu baaqayaa inay Dagaalka qaybtooda ka bilaabaan intii karaankooda wadamada ay ku nool yihiin.
Ceegaag.com
Figradihiina