Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Oog ayaa sheegaya in si ula kaca loogu dilay magaalada Oog Maxamuud Xuseen Xaaji Cali iyo Maxamed Ismaaciil Cali Abokor. Wararka ayaa sheegaya nin kasoo jeeda deegaanka Oog uu si badheedh ah ugu toogtay iyaga oo fadhiya Hodheel ay ka dalbadeen Raashin. Wixii war ah ee ka soo kordha dhacdada DILKAN kala soco saacadaha soo socda Ceegaag.com
Figradihiina