Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Maaliyadda Dowlada Soomaaliya oo Gaarey Magalada Kismaayo

Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Xuseen Cabdi Xalane iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose.

Wasiirka  waxaa  garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo kusoo dhoweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka KMG  ee Jubbalnd.

Xuseen Cabdi Xalane ayaa kulan ay albaabadu u xirnaayeen la qaatay hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe).

Labada mas’uul ayaa lagu wadaa inay kol dhow la hadlaan warbaahinta.

 

Xafiiska Wararka Kismaayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply