Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

UN ta been ka faafisay Madaxwaynaha iyo Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf X. Aadan

UN ta oo dagaal qaawan kula jirta Soomaaliya ayaa waxay wali wadaan eedeemo aan loo meel dayin oo lagu eedeenayo Madaxwaynaha Soomaaliya Xsan Sheekh Maxamuud  iyo wasiirkii hore ee arimaha dibada Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf X. Aadan inay lunsadeen hanti qaran. iyada oo waliba  si qarsoodiah loohagaldaacinayo Soomaaliya, Warbixinta ayaa si qarsoodi ah loogu dhiibay saxaafada si ay u dhacdo been fakatay runimagaadho dhagayso faysiya oo iska difaacasa eedaymahaa VOA

 Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf X. Aadan

Ceegaagcom

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply