Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Marwo Maryam Xasan Diiriye (Goonle) oo kula hadlasay Ciidamo u diyaar garoobayay inay Maleeshiyaadka Somaliland kariixaan deegaamada Khaatumo ayaa sheegtay inaysan suurogal ahayn in dad dadka Dhulbahante ka Taariikh yar ka Dalyar inay cagto hoosteeda galiyaan.
Dhinaca kale Marwo Maryam Xasan Diiriye (Goonle) oo sitoos ah u la hadashay shacabka Puntland una sheegay inay Khaatumo kasugayso Taakuleentii ay hore ugu gaysatay markii ay cidhiidhiga ku jireen maadaama ay haatan cidhiidhi kujiraan ugana mahad celisay sidii ay Puntland u garab istaagtay shacab ahaan dagaaladii ay hore ula galeen Maamulka Somaliland.
Daawo Qudbadii Marwo Maryam Xasan Diiriye (Goonle)
Ceegaagcom
Figradihiina