Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shacab weynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha Soomaaliya ayaa si weyn waxa ay usoo dhaweeyeen heshiis dhax maray Sadaxda Shirkadood ee ugu weyn Isgaarsiinta Soomaaliya kuwaa oo kala ah Hurmuud , Natiolink ,iyo Somtel , shirkadahan ayaa ku heshiiyay in ay isku furaan qadadkooda.
Dhibaato xoogan ayey markii hore shacabku ku qabeen Shirkadahan kala xirtay adeegooda , waxaana qofka walbo ku qasbayeen in ugu yaraan qaato labo telfoon si uu u isticmaalo labo shirkadood.
Saddexda shirkadood oo markii hore kala xirnaa ayaa ku heshiiyey iney hadda ka dib iswacaan macaamiishooda iskuna furan telefanadooda, iyagoo sameeyey shirkad lagu magacaabo shirkaddaha isgaarsiinta Soomaaliyeed.
Ceegaag Online
Figradihiina