Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wasiir Ku Xigeen Caafimaadk caydiid Sulaymaan Xaanshi oo ku Hadlayay Afka Madaxda maamulka KMG ee JUbbalan ayaa tacsi Tiirayanleh u Diray Dhmaan eheladii iyo Qaraabadii ay ka Geeryootay Xildhibaan Saado Cali Asgoo Sheegay in ka Maamul ahaan ay aad iga Xun yahuun Dilkii Foosha Xumaa ee loo Geestay.
Wasiirka ayaa ayaa Dowlada Somalia ugu baaqay in la horkeeno Dadkii Falkan Dilka ah ka danbeyay .
Dhanka Kale waxaa tacsi taa lamid Diraya Golaha Nabada & Horumarinta Beesha Dhulbahante Ee Jubba Land Somalia.
Ceegaag Online
Xafiiska Wararka Kismaayo-Somalia
Figradihiina