Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ka dib markii uu dhamaaday Wareegii Labaad ee Doorshada Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Khaatumo oo ay isugu soo hadheen Ibraahim Maxamuud Guure iyo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan.
Ayaa waxaa xilkaa ku guulaystay Mudane Maxamuud Sheekh Cumar Xasan iyada oo si xadaaradi ku dheehan tahay uu ugu halbalyeeyay musharax Ibraahim Maxamuud Guure oo waliba u duceeyay Gudoomiyaha cusub ee maamulka Khaatumo daawo sidii ay doorashadasi ku dhacday.
ceegaag.com
Figradihiina