Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shacabka reer Khaatumood oo bilaabay ka feejignaanta dabogurka beelaha hareeraha ka degan. (pland iyo sland))

Waxaa maanta oo jimce ah baaq muhiima soo gaadhsiiyay warbaahinta Ceegaag Beesha Maxamed Garaad ” Bahararsame ” kaas oo ku wajahan Rag beeshan u dhashay oo Garoowe ku sugan inaysan metelin masiirka gaaraahaaneed ee beeshan iyo ka guud ee beelaha Khaatumo.

Baaqa ayaa U Dhignaa Sidan.

Beesha Maxamed Garaad “Bahararsame” Waxaa ay Baaq Kasoo saartay cod Dheerna Ku Sheegaysaa in aysan Marnaba, Sinaba, Goobna iyo Madal Toona aysan ku Matalin Kooxo U Guno Doontay Garoowe.

Beeshu waxaa ay Cadaynaysaa in Shakh Siyaad Ku Hayb Ah Magaca Bahararsame Ay Garoowe U Tageen Danahooda Shakhsiyadeed Balse Aysan Marnaba Beesha MAxamed Garaad Aysan Ku Matalin Siyaasad,Dhaqan Waxana Marnaba Aysan Beeshu Aysan Aqbalayn Cidii Heshiis Ama Xaajo La Gasha Shakhsiyaadkaas.

Sidoo Kale Beesha Maxamed Garaad Waxaa Baaq Lamida Ay Calamka U Sheegaysaa In Shakhsiyaadka Wali Ku Sugan Hargaysa Ay Yihiin Kuwo Shakhsiyadooda U Joga Aysana Beeshan Maxamed Garaad Ku Matalin Damacooda Liita Ee Shakhsiyadoodu Siisay Inay Ninkale Duli U Ahaadaan.

Beesha Maxamed Garaad Waxaa Ay Canbaarayn Iyo Dhaleecayn U Diraysaa Maamulka C/wali Maxamed Cali Gaas Ee Isagu Wakhtigan Dagaalka Qaawan Ku Qaaday Shacabka Reer Khaatuumo Isagoo Isku Dayaya In Dadka Reer Khaatumo Uu Ku Dhex Tuuro Khilaaf Iyo Burbur. Beeshu waxaa Ay Weerarka C/wali Gaas Ee Wakhtigan U Aragtaa Mid Lamida Kan Maamulka Siilaanyo Ku Hayso Deegaanka iyo Shacabka Khaatumo.

Beesha Maxamed Garaad Waxaa Taageeraysa Go’aankii Shacabka Khaatumo Ee Shirkii Khaatumo 2 Kaas Oo Shacabka Khaatumo Kaga Noqdeen ugana Bexeen Ka Mid Ahaan Shihii Maamulkaas Puntland. Beesha Waxaa Si Buuxda Ay U Taageeraysaa Midnimada Reer Khaatumo iyo Maamulka Khaatumo State.

Ugu Danbayntii Beesha Maxamed Garaad Waxaa Ay Diyaar U Tahay Meelna Ugasoo Wada Jeedaa Sii Ay U Taageeri Lahayd Rabitaanka Shacabka Reer Khaatumo Ee Xorayn iyo Maamul Madax Banaan Oo Uu Yeesho Deegaanka Khaatumo State.

Odayaasha iyo waxgaradka qoraalka soo saaray.

Ahmed-daahir Cusmaan Cali Xaad Gudoomiyaha Jaaliyadda Maxamed Garaad{Baharasame}

Afhayeenka Jaaliyada Baharasame C/Rashiid Maxamuud Yuusuf{Xaydaro}

Dr. Maxamed Cabdiraxmaan X. Ibraahim

Oday Cabdi Cali Cabdi{Cabdi Baradho}

Oday. Maxamed Faarax Mudhe{Sandheere}

Oday Cali Muuse Cali Guure

Oday Maxamed Cusmaan Fagagan

Oday Muuse Daroor

Oday Geeljire Xasan Yare

Ahmed Cabdi Xuseen {Ahmed -Saakin}

Oday Ahmed Maxamed Xaashi{Dhega-horey}

Muuse Cali Maxamed Mursal

Dr. Aadan Tungub  X. Xuseen

Abdullaahi Yuusuf X. Xuusen

Mahdi Cuume X. Xuusen{Mahdi Dheere}

Col: Axmed Cabdulle Cabdi{Indha-balac}

Sh. Mubaarak Cabdi Xasan{ina Cabdi Jiir}

C/Salaam Haydan

Maxamed Cali Doob

Cabdi Gaashaan Daroor

Cagaar Cusmaan Yare

Abdullaahi Orshe Buraalle

Cabdi Dheere Cali Salaad

C/Naasir Cali Baaruud

Ibraahim Cabdulle Ibraahim Sugulle

Mustaffe Cali Kosofaare

Faarax Cali Kosofaare

Cabdi Ciise Dhalac

Jaamac Bashiir Faarax Mudhe.

Faadumo Cusmaan Yare

Halgama Layla Maxamed Cali {Afey}

Faadumo Xaashi Fooyaan

Faadumo Warsame Cali Obsiiye

Asli Cali Xaafuun

Zam Zam Marsheeye

Deeqa Bar-Gaafe

Muna Yuusuf Ahmed Cali Xaad

Xaliimo Maxamed Bucuur

Aamina Maxamed Bucuur

Ayaan Cali Doob.

Cubaado Hayaan

Maryan Yaasiin Guurre{Fariido

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply