Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa maanta magaalada Buuhoodle si diiran loogu soo dhaweeyay wasiirka arimaha bulshada ee maamulka Khaatumo State of Somalia Mudane Faarax Cade Faarax.
Faarax Cade Faarax ayaa meel 15 km u jirta magaalada Buuhoodle kaga hortagay dadweyne aad utiro badan oo ruxaya caleemo qoyan iyo sidoo kale masuuliyiinta golaha deegaanka Buuhoodle, xildhibaano katirsan maamulka Khaatumo State iyo wax garad kale.
Hoos ka Daawo Video-ga soo dhaweynta.
Figradihiina