Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Gudiga Fulinta ee Maamulka Khaatumo oo Dagaal u iclaamiyay in lagagasaaro kuwa ku soo duulay deegaanadooda.
Warsaxaafadeed shalay kasoo baxay gudiga fulinta ee Khaatumo ayaa dagaal kama danbaysah ugu danbayn u iclaamiyay in Maamulka Somaliland lagaga saaro deegaanada Khaatumo.
Dr. Cali Khaliif Galaydh oo u hadlayay Gudigaa isaga oo ka soo noqday sahan Siyaasadeed oo uu ku tagay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in hadii Khaatumo meesha ka baxdo in Xamarna ay meesha ka bixi doonto una sheegay reer koonfureedku inaysan ku kadsoomin Qabyaada lagu beerlaxawsanayo.
Figradihiina