Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo gaangiistaro Soomaali ah oo lamagac baxay Super-Power oo Xaafada Islii ka geysta dhac iyo Dilal.

Xaafada Islii ee ay Soomaalidu degto ee magaalada Nairobi waxaa ka dhashay gaangiistaro la magac-baxay Super-Power oo ah dhalinyaro Soomaaliyeed oo wada shaqeyn kala dhaxeyso Booliiska Kenya oo Dhac iyo Dilal ku haya shacabka Soomaalida ee ku dhaqan halkaas.

Hadaba halkan hoose ka daawo Video muujinaya falalka ay dhalinyaradaas geystaan iyo mudaaharaad looga soo horjeedo arintaas.

http://youtu.be/IoOAvrvPAlY

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply