Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wasiirka arimaha bulshada Dawlad Goboleedka Khaatumo Mudane Faarax Cade Faarax ayaa wareysi uu siiyay Tv-ga Kalsan kaga hadley Shirkii dhawaan ka dhacay magaalada Addis Ababa, dagaalada ka dhaxeeya maamulada Khaatumo State iyo Somaliland iyo waliba dabandaabiyada maamulka Puntland ku hayo shacabka Khaatumo.
Halkan hoose ka daawo wareysiga oo dhamaystiran.
Figradihiina