Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ma Darasad Loogu Magacdaray Al_ Amal oo Carruuta Agoomaha ah Lagu Barayo Quraanka Kariimka ah oo Buuhoodle Laga Hirgaliyey( Daawo Full Video)

Magaalada Buuhoodle ayaa laga Hirgaliyey Malcaamada Lagu Baranayo Barashada Quraanka Kariimka ah oo Loogu Magacdaray( Al_Amal) Waxaana Malcaamadaasi Quraanka Kariimka ah loogu Dhigayaan Carruurta Yar yar ee agoomaha ee Kunool Magaalada Buuhoodle Qaarkood oo isagu jira Wiilal iyo Gabdhaha Waxaana Malcaamadaasi Qaabkii loo aas aasay ka Warbixiyey Shiikh Mukhtaar Axmed Xaaji faarax oo kamid ah Culumada Diiinta ee Buuhoodle iyo Shiikh Xuseen Karaamo, oo sheegay inay Malm

Waxayna si Wada jir ah ugu Mahad Celiyeen Canad Maxamuud ( Riyaraac) oo Degan Cariga Maraykanka oo Malcaamada iyadu u Hirgaliyey Carruurta agoomaha ee Buuhoodle kunool Isla Markaana ka Bixisa Kirada Guriga iyo Macalinka Malcaamada isagu u Dhigay Carruuta agoomaha ah Gabadhaasi oo ah Gabadh Muxsinad ah oo ilaahay agtiisa Dhigatay khayr farabada.


Geesta Kale Waxaa Halkaasi ka Hadlay Macalinkii isagu ardayda u Dhigay Quraanka Kariimka ah oo isaguna Ka Warbixiyey halka Barashada Quraanka Kariimka ah haatan u Marayo ardaydani yar yar ee agoomaha ah, Waxaana kaloo Halkaasi ka Hadlay Qaarkamid ah Waxgaradka Buuhoodle oo soo DHaweeyey Malcaamadani ay Carruuta agoomahi ay Wax ku Baranayaa ee Buuhoodle laga Hirgaliyey uma Mahad Celiyey Gabadhaasi Muxsinada ah ee Canad Maxamuud Riyaraac Warbixinaasi Hoos ka Daawo.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag