Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
“BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR”
Waxaa maanta oo ay bisha November tahay 29, sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay dalka Jarmalka, Gudoomiyaha ururka Dhalinyarada Horumarinta Ceegaag Mudane Abdihakim Omar Salwe iyo Marwadiisa Samsam Ali Mohamed Askar waxaanu Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.Aamiin
Sidoo kale Hadaanu nahay Bahda Warbaahinta Ceegaag.com waxaanu leenahay Guurkiina Guurkhayr..Gurigiina Guri Nagi.. Guuloow Kayeell Aaamiiin….Aamiin…Aaamiin.
www.ceegaag.com
Figradihiina