Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shirkii lagu yagleelay Maamulka Somaliland ayaa waxaa xusid mudan inaan raali laga ahayn inay ka qaybgalaan ama kamaba mid noqdaan Maamulada haatan loogu wanqalay Khaatumo, Awdal iyo Maakhir, dib u milicso Taariikhda. Dhabta ah iyo Siyaasada Maamulka Somaliland oo dadbadan haatan ku habaabireen ama wali rajo ka hayso inay ogolaadaan maamul wadaag iyo nabadgalyo kuwada noolaansho.
Daawo Madaxwaynihii ugu horeeyay ee Somaliland ALle ha u naxariistee Cabdiraxmaan tuur oo gole ka sheegaya inaan Dhulbahante iyo Warsangali ama Gadabuursi Somaliland taladeeda wax ku yeelan karin sababta oo ah Daawo Hubaal Media…
Ceegaag.com
Figradihiina