Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Siilaanyo kadib markii uu shalay kasoo laabtay kulankii Madaxwaynaha Maamulka Jubaland ee Madoobe. Kulankan ayaa ku salaysnaa sidii loo dardar galin lahaa kusoo noqoshada xayndaabka siyaasadeed ee Soomaaliya Somaliland. iyo Saami Awoodqaybsiga Madaxwaynaha ayaalafilayaainuu dib ugu Laabto Caasimada Dalka Muqdisho maalinta Barito ah.
Ceegaag.com
Figradihiina