Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Kadib Riditaankii la riday dawladii Dhexe ee Soomaaliya 1991 dii ayaa waxaa tacadiyo aargoosiya ka geystay deegaanada Gobolka Sanaag jabhada SNM oo markaa gacanta ku dhigtay Gobolada Waqooyi Galbeed, Awdal iyo qaybo kamida Gobolka Togdheer.
Jabhadan ayaa si arxandaro ah u gumaaday Odoyaal ay Naaleeye Axmed ahaa oo ay Heshiis ugu yeedheen Buurcaano, sidoo kalena maalin Ciida salaadii ciida Gaadmo ku laayay dad shacab ahaa oo salaada ciida ku jira dadkaa oo tiradoodu 83 kor u dhaafasay kanasoo jeeday beesha Naale Axmed.
Cadaawadahaa qaawan ee ay geesanayeen jabhada SNM ayaa hadana Beesha Naale Axmed ogolaatay in Nabadgalyo lagula noolaado dadka deegaanka ee beesha Habaryoonis, Hadaba maxaa is badalay maaanta 24 sanadood dabadeed naladaawo meeesha ay Nabadgalyadii Ceerigoobo kasii Daadagaso.
Jawaabtii Naale Axmed
Hanjaabaadii Habaryoonis
Ceegaag.com
Figradihiina