Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, mudane Xasan Xuseen Muungaab ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho. Dadkan oo isugu jiray dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa guddoomiyaha gobalka ahna duqa Muqdisho kala hadlay dacwadaha dhulalka la xiriira. Geedka Abuurku Cunay ayaa waxa uu yahay mid hooskiisa lagu casuumay dadka marka ay la kulmayaan Gudoomiye Muungaab.
Ceegaag.com
Figradihiina