Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madasha 60 kii iyo xalay February 15, 2015.: Pfo.Hassan Farah Warfaa oo ah gudoomiyaha haayda samalaka ah ee SAMADOON FOUNDATION

Wareysigaan aadka u dheer uu kago waramayo haadayadaas samalka ah ee  ee
dhawaan lagu aasaasey magalaada London, UK ayuu xog faahfaahsan kubixiyey
Golaha Madhasha #60 oo ah Golaha Falaqeynta Siyaasada iyo arimaha bulshada
ee wadanka soomaaliya.

Dhagayso: Macalin Warfaa iyo Samdoon Foundation By Madasha 60

Prof. Hassan Warfaa ayaa waraysigani gaarka ah siiyay Madasha #60 oo ah
gole lagu qadaa dhigo siyaasadda iyo arimaha bulshada waxtarka u ah. waana
gole Telefoon wadaag ah(Teleconference) oo furan 24ka saac maalin iyo
habeenba,waxaa aalaaba meela kala duwan lagaga soo xidhaa
aqooyanahno,Siyaasiyiin,madaxda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedadaba
waxaana la’isku weydaarsadaa aqoon guud iyo tala bixin jogta ah numberka
madashuna waa sidaan 712-432-9900 pin #60..

Sidoo kale Prof Hassan Warfaa waxa uu sharaxey sababta loogu baahdey in
waqtigaan lafuro Haayadaas SAMADOON FOUNDATION iyo qofkii fikirkaas laha.
wuxuuna kadhawaajiyey in Madaxeweynihii hore ee Dowladii kumeel gaarka
aheyd Sheikh Shariif Sh Ahmed uu ahaa shaqsigii bilaabey soojeedinta
fikirkaas sidaas darteydna aqoonyahano badan oo soomaaliyed uulatashey eey
u arkeyn in waqtigaan lasameeyo Haayadaas eeyna kaduwantahey kuwii
kahoreeyey maadaama eey muhiimad gaar ah siineyso dadka degan xaduudka
wadanka oo looyaqaano gaari waa una baahan taageero dhinac walba leh.

Wuxuu kaloo Prof. Hasaan warfaa sheegey in SAMADOON FOUNDATION eey kamadax
banaantahey arimaha siyaasada guud ahaan marwalbana ee soo dhaweynayaan
wixii talo iyofikrad ah ama qofkii raba inuu dagankiisa wax uqabto inee
kacaawinaayaan arintaas.

Prof Hassan Warfaa Mar laweeydiiyey Dadka dhageysanaaya wax dardaaran oo uu
ujeedin lahaa ayuu sheegey in ee wax hubsadaan markey wax qiimeeynayaa oo
eeysan deg degin.

Maamulak Madasha 60kii

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply