Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Ayaa si KMG ah ugu sii shaqeyneysa safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay dalka Kenya, inkasta oo aan la sheegin inay dalka Soomaaliya imaaneyso. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka Mss. Jen Psaki ayaa sheegtay in Madaxweynaha dalkaasi Brack Obama uu safiir cusub u magacaabay dalka Soomaaliya muddo 24-sano kaddib.
Haweeneydaan ayaa sheegtay in safiirka cusub oo lagu magacaabo Katherine Dhanaani ay ka mid noqoneyso diblomaasiyiinta dalalka caalamka u fadhida dalka Mareykanka. “Magacaabista safiirka cusub ee Soomaaliya waxay caddeyn u tahay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya Mareykanka iyo Soomaaliya” ayay tiri Jen Psaki oo hoosta ka xariiqday in diblomaasiyadaan cusub ay wax ka tari doonto iskaashiga labada dowladood iyo labada shacab.
Ceegaag.com
Figradihiina