Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Itoobiyaan Inoo waydaaranaya Dalkii(Daawo)

Madoonano inaanu u ee kaano dad cunsiriyiin ah balse waxaa laga indho qarsan karin sida Soomaaliya ay Itoobiya ula wareegaso.

1. Nin madaxa oo Soomaaliya oo ay ka haybasataa inuusan ka talin Soomaaliya oo ay Madaxdeena kuligood farta ayay ugu yeedhaa oo waalaga wada amar qaataa.

2. Ciidamadeeda dalka sidaay doonaan ayay ka yeelaan.

3. Dakadaheena sidii Gabadh aroosa ayaa loo wada diyaa riyay.

4. Qaxooti ayay inagu soo fureen markii hore Oromo ayay ahayd balse hada waa lasoo wada guuray.

Naladaawada Warbihintaa Al-Jaziira ka diyaarisay Boosaaso, waxaan idiin sheegayaa in Hargaysa ka daran tahay oo waliba aysan ka haybaysandadka Shacabka ah.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply