Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Shirka maamul u samaynta ee gobolada dhexe ee Soomaaliya oo arinteeda lagaga waraystay masuuliyiin kala ah Cabdiwali Suldaan Muuse Shire(Dhamuuke), Sacdiyo Jaamac iyo Amiir Shucayn Jaamac. Maamulka Puntland oo ku goodiyay in shaqsigii Koonfurta Mudug aada uusan kusoo noqon karin deegaanada Maamulkaa, balse argadii reer Puntland ee tagasay shirka cadaado ayaa ka bilaaabay olole wacyigalin ah oo ay bulshada Waqooyiga Mudug ku dhiiro galinayaan inay ku biiraan maamulka Gobolada dhexe ee Mudug iyo Galgaduud.
Hadaba Xalay oo xogbadan la helay dhagayso waraysigaa laga qaaday sadexda Masuul. Dhamuuke, Amiir Shucayb iyo Sacdiyo Jaamac
Ceegaag.com
Figradihiina