Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dr Abdiweli Suldhan Muse Shire (Dhamuuke) oo Madasha #60 kayiri “Qofkii Reer P/land Ey kufakaraya in Gobalka Mudug Labo Lookalajaro, Haku fakaro Marka hore in Somaliland Lajaro.

Dr. Abdiweli Suldhaan Muse Shire (Dhamuuke) ooahaa Gudoomiyaha ergadii kasocotey waqooyiga gobalka Mudug qaybta Puntland kanasoo qeybgaley hordhacii shirkii maamul usameynta gobolada dhexe ee kadhacey degmada Cadaado ayaa haatan ku sugan magaalada Gaalkacayo oo dib ugu soolaabtey si wadatashi buuxa ulayeesho bulshada qeybaheyda kala duwan  ayaa marti ku ahaa xaley March 6, 2015  Madasha #60 ka tasoo uu kaga jawaabay su’aalo culculus oo laga waydiiyay Siyaasadiisa Gobolka mudug iyo meesha ladoonayo in laysugu lugo duwo.

 Dr. Abdiweli Dhamuuke ayaa ka jawaabay Su’aalo ay ka mid ahaayeen. 1. mawaxaa tahay Qaran dumus, 2. Maxaa sababay in Puntland lagu kala cararo  oo cidwaliba meel aado? Su’aalaas iyo kuwa kale ayuu si layaableh  kajawaabey Puntland inay noqotay meel qori iskudhiib ah oo ku salaysan 3.5 siyaasad ah. tasoo beel qudhi wax walba qaadatay waasida uu hadalka udhigey islama markaasna kadhawaajiyey ineeysan macquul aheyn in Puntland tiraahdo waxaan ahey Hooyadii Federaalka marna tiraahdo Gobalka Mudugbaa labo lookala jarayaa waa hadalo aan isqabanin.

Dhagayso Waraysigaa qaaska ah uu siiyey Madasha #60 adigaa yaabi doona. Wareysi 2 Dhamuuke

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply