Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi ku socota reer Xaaji Axmed Dabey iyo Dhamaan Reer Geedeeye.

“INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa shalay Golbolka Togdheer caasimadiisa Burco ku Geeriyootay Marxuumad Faadumo Xaaji Axmed Dabey oo ahayd Hooyadii Ilmo Xaaji Maxamed Geedeeye iyo Ilmo Saleebaan Geedeeye.  Bahada SCERDO iyo dhamaan Bahda Ceegaag.com ayaa tacsi u diraya reer Geedeeye geerida xaqa ah ee ku timid Hooyo  Faadumo Xaaji Axmed, waxaana leenahay  samir iyo iimaan ALLE ha ididinka siiyo, Hooyana Janatul Fardowsa ALLE ha kawaraabiyo  Aamiin..Aamiin..Aamiin

Waxaa tacsidan diraya Dhamaan Reer Cali Cawl, reer Cali Abokor  iyo reer Xaaji Cali Cilmi iyaga oo uga tacsdayeenaya reer Geedeeye tacsida ku timid Hooyo Faadumo Xaaji Axmed.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag