Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Bishaaro maxamed Cabdullaahi oo ah gabadha oo dhowaan Warbaahinta ka eedeeyay Axmed Cabdi Xaabsade oo ay isku haystaan dhul ku yaala magaalada Muqdisho ayaa maanta shir Jaraa’id oo ay ku qabatay Muqdisho waxay kusoo bandhigtay Cadaymaha Lahaanshaha Dhulkaasi, Iyadoona Axmed Xaabsade ku eedaysay inuu Boob ku hayo Dhulka Agoonta.
Bishaaro ayaa waxay sheegtay inuu Xaabsade Kamid ahaa dadkii wax ka Saxiixay Markii uu Aabaheed Dhulkaasi Iibsanayey, sidoo kalana ay Aabaheed Sxb-dhow ahaayeen, Waxayna ugu Baaqday Xaabsade inuu sifo Sharci ah ugu doodo hadii uu doonayo dhulkaasi, Iyadoona sheegtay inay ku kal-soontahay Cadaymaha Muuqda ee ay soo Bandhigtay.
Ceegaag.com
Figradihiina