Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynaha oo furay shirka Garoowe

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta  furay Wajiga labaad ee shirka wadatashiga Madasha Federaalka, kaasi oo looga arrinsanayo arrimo danaha Soomaaliya Quseeya.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa furitaankii shirka ka jeediyey khudbad aad u dheer oo uu uga hadlay arrimo fara badan oo Soomaaliya ku saabsan, gaar ahaan waxyaabo Puntland quseeya sida, Maamulka loo dhisayo Gobolada dhexe, Dastuurka Qabyo Qoraalka ah iyo waxyaabo kale.Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa ugu horrayn shirka ka jeediyey Hadal dhowr dhinac taabanaysa,waxyaabaha uu Gaas ka hadlayna waxaa ka mid ah , Dastuurka Qaybo Qoraalka ah uu sheegay inay Puntland Xasaasiyad ka qabto.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply