Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”
Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa mar dhaweyd Magaalada
Edmonton shil gaadhi ugu Geeriyooday Abdi Khaliif Abdi (Dhalo-kahadal).
Hadaba dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka
Alberta gaar ahaan Waxay tacsi udirayaa dhamaan qoyskii,
qaraabadii & caruurtii uu ka xijaabtey marxuum Abdi Khaliif Abdi,
Waxaan Alle uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo
marxuumka qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna
samir iyo iimaan Alle ka siiyo. Aamiin.
“Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun”
Jaalliyada Soomaaliyeed ee Magaaladan Edmonton waxaa ka baxay
halyeey aad u qiimo badan, muwaadin Soomaalinimada aad u jecel
Jaalliyada aad isugu soo dhaweyn jiray
Annagoo ah bahda Ceegaag Online waxaan tacsi u gudbinaynaa
dhammaan ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyooday
marxuum Abdi Khaliif Abdi (Dhalo-kahadal) waxaanuna ilaahay
uga rajaynaynaa marxuumka in uu jannadii ka waraabiyo
ehelkana samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin
Figradihiina