Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ka taagan Xiisad u dhaxaysa Ganacsata diyaaradaha Qaadka kasoo dajiya magaalada Laascanod oo iyagu dhistay Garoonka, iyo Haweenay Axmed Siilaanyo dhowaan u magacaabay Wasiir Maaliyayeed, taasi oo Cashuur Xad dhaaf ah ku Rogtay Laascanod, Iyadoo garab siinaysa Wiil ay eedo utahay oo Hargeisa qaadka Keena.
Gacanastada Reer Laascaanood ayaa sheegay inuu Qaadku leeyahay Ciidamo ka badan kuwa Siilaanyo, uu ku Weeraray Garoonka Laascaanood oo ay Mudo dheer ku qancinayeen diyaaradaha inay kasoo dagaan Laascaanod oo ay tahay meel amaan ah.
Waxay sidoo kale sheegeen inaysan Horey u dagaalamin Reer Laascaanood iyo Ciidamada maamulka Somaliland Hashayeeshee ay hada dhici doonto “Soomalilanta Laascanood Joogta waa Ciidan, Wasaarad keliya kama shaqayso, Laakiin maanta ciidankiina Xadkoodii way soo dhaafeen, Horey dagaal nooma dhex marin Laakiin maanta way Bilaabmaysaa”
Ceegaag.com
Figradihiina