Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Wasiirka Arimaha dibada ee Ethiopia Tedros Adhanom oo ka hadlayay caleemo saarka Baarlamaanka Juba Ayaa ku dhawaaqay in midnimada Soomaaliya iyo nabadgalyadeedu dani ugu jirto dawlada Federaalka Ethiopia. Hadalka Wasiirka ayaa waxa uu meesha ka saaray sheegashadii Maamul Goboleedka Somaliland ee ahaa in Ethiopia gaadhsiinaso Gooni isutaag taa soo ay la sugayso inta Koonfurda dawlad looga dhisayo.
Wasiirka ayaa ku sheegay Xuduudaha Soomaaliya sida Jabuuti kan kiiniya, iyo kan xuduud beenaadka ah dawladiisu la leedahay Soomaaliya. Daawo qudbadaa oo aanu idiinku soo gudbinay Rumayso ama ha rumaysan.
Ceegaag.com
Figradihiina