Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa beryahan danbe afka furtay qaar ka mid ah macaan jecelkii ama dabo qoodhiyadii markay ku dhacday dhadhamo la’aan, ixtiraam la’aan, sharaf xumo, dulinimo taas oo ay ka galeen ehelkoodii, Dadnimadoodii iyo sharaftoodii. Magacoodiina ay siisteen ama ku bedesheen dulinimo iyo doqoniino ay umad kale biyaha iyo xaabada intay usoo guraan dherigana u karayaan si ay hambada u luf luftaan. Markay hambadii waayeen, oo dad sharaftooda, magacooda, dadnimadood iyo qadiyadoodu la wayn tahay ay u sabab noqdeen sandareeradii ay ku noolayeen. Waxay bilaabeen in ay ku caytamaan website yada ay u furteen inay dulinimadaa ku noolaadaan. Waxaa ugu horeeya wiilka iska leh websiteka xaysimo.com. oo beryahan danbe u tafa xaytay aflagaado. Akhri qoraalkii ugu danbeeyey ee uu ku aflagaadaynayo qabiil ka mid qabaailada Khaatumo: http://xaysimo.com/index.php?link_id=news:9630.
Aqoon daro dartiis waxaa ka maqan mulkiilhaha xaysimo.com, in website yadu leeyihiin sharci caalami ah oo qabanaya mulkiilaha, hadii uu jebiyo sharciga u dejisan websiteyada. Sharcina lala tiigsan doono. Qoraalkani waa digniin ku socota mulkiilaha http://xaysimo.com , hadii u ka waan toobi waayo aflagaadada wuxuu la kulmi doonaa ciqaab uusan weligii ka soo waaqsan.
Gabagadii Ina Qawdhanow Nugaalna waxba kama tihid, waxna lagaa waydiin mayo. Hadaad is tiri afka ugu ciilbax websiteka aad samaysatay, isagana waanu kaa xidhin.
Akhri informationkan hoose:
Xaysimo.com is registered:
Name
ASCIO TECHNOLOGIES, INC. DANMARK – FILIAL AF ASCIO TECHNOLOGIES, INC. USA
Whois Server
whois.ascio.com
Referral URL
http://www.ascio.com
Expires On
October 12, 2015
Registered On
October 12, 2009
Updated On
September 12, 2014
Eng Farah I A. (FIA)
Figradihiina