Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Maanta oo Axada May 17,2015 saacadka hor galinkan danbe ayaa waxaa madasha 60-ka lagu waraystay Taliyihii hore ee ciidamada Booliska gobolka Mudug ee maamulka Puntland Jeneraal Jaamac Maxamed Axmed ‘Sandaqad” oo ku nuux nuuxsaday inay gabi ahaanba reer Galdogob isaga huleeleen maamulka Puntland una diga rogteen maamulka GalMudug ee gobolada dhexe loogu yagleelayo Maamul ka koobnaan doona Mudug iyo Galguduud.
Waxaa kale oo warysiga ka qaybqaatay Garaad Maxamed Cabdilaahi Cismaan oo ah madaxa ergada beesha Leelkase ee gobolka Mudug waraysiguna waxa uu u dhacay sidatan Dhagayso: Wareysi xaasi ah Gudomiyaha Ergooyinka Beesha leelkase General Jamac Sandaqad.
Ceegaag.com
Figradihiina