Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Madasha falanqaynta Siyaasada Soomaaliya ee 60-ka ayaa waxaa shalay marti ku ahaa Nabadoonada reer Galdogob oo ay u hadleen Nabadoon Maxamed Cali Shaadoow iyo Nabadoon Axmed Nuur Sheekh Xasan Nuur iyaga oo ganafka ku dhuftay shirka maamulka Puntland ku qabanayo magaalada Gaalkacayo.
Dhagayso Waraysigaa oo uu qaaday Cali Xaraare: Wareysigii Nabadoon Maxamed Cali Shaadoow iyo Nabadoon Axmed Nuur Sheekh Xasan Nuur
Ceegaag.com
Figradihiina