Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xildhibaan Maxamuud Cali Magan ayaa sheegay in ay wadaan mooshinsharci ah oo ay ku doonayaan inay ku saxaan qaladaad ka jira dhismaha baarlamaanka maamulkaasi.
Mudane Magan ayaa sheegay in sharciga ay waafajinayaan xildhibaannadabaarlamaanka Jubba oo la dhowaan la dhaariyay.
Hoos kadhagayso codka ama Riix Xildhibaan-Magan-”Mooshinka-Jubba-wuu-socdaa-maamulka-Kismaayo-hal-gobal-xataa-ma-heysto-oo-Goobweyn-ma-gaari-karo”-Eedo-culus-Saadaal-Media-Copy
Ceegaag.com
Figradihiina