Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xildhibaan Cabdi Xoosh Jabriil oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay Talaabadii ay Baarlamaanka Soomaaliya ku sheegeen in uu xaq daro yahay Golaha Wakiilada Jubaland.
Avv. Xoosh oo horey u soo noqday Wasiirkii Dastuurka ee Soomaaliya ayaa waxa uu qaab daro iyo mid aan sharciga waafaqsaneyn ku tilmaamay Codkii ay qaadeen Baarlamaanka Soomaaliya, isagoo sidoo kale eedeym u jeediyay Gudoonka Golaha Baarlamaanka Soomaaliya,
Xoosh ayaa sheegay go’aankii ay qaateen qaar ka mid ah Mudanayaasha Soomaaliya in uu ku saleysanyahay qaab qabiil wuxuuna ugu yeeray in uu ahaa mid laab la kac ah.
Xigasho: Somalinational
Figradihiina