Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Hargaysa, July 26, 2015 (Ceegaag) Godoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID oo ka hadlaya shirka aan sharciga ahayn ee ay mucaaradka maamulka Siilaanyo ku qabteen magaalada Hargaysa, ayaa waxa uu ka sheegay in Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh kaga adkaaday maamulka Somaliland siyaasada dibada. Farsal ayaa iska fogeeyay eedayntii ahayd inuu ka qaatay Maamulka uu mucaaradka ku yahay lacag uu ku dhistay gurigiisa.”Beenta Hargaysa guri iga saari mayso”.
Daawo
Ceegaag.com
Figradihiina