Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dood Madasha 60ka ku Dhex Martay Taageerayaasha Maamulada Khaatumo, Puntland iyo Jubaland

Madasha 60ka oo kamid ah goobaha Qurbaawiyiinta kasoo fogaaday dalkii Hooyo ku gorfeeyaan warar ugu danbeeyay ee ka dhacaya deegaanada ay dagaan dadka ku hadla Afka Soomaaliga ayaa waxaa Shalay fooda is daray Lix Ruug Cadaa Siyaasadeed ama Madahsha loo ga yaqaano ‘Paltalkaro’, Ku waa soo gorfeeyay waxyaabaha ay isku diidan yihiin ama isku waafaqsan yihiin Maamulada Garbaha waawayn ee Khaatumo,  Puntland iyo Jubaland.

Hadaba waatan ee dhagayso doodaa….Dood Madasha 60ka ku Dhex Martay Taageerayaasha Maamulada Khaatumo, Puntland iyo Jubaland

Ka raaliahaada mararka qaar codku uu aad u dheer yahay marna gaaban yahay waasida ay shaqsiyaadka ka qayb qaadanaya dooda u hadlayaan.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply